Xaflada Furinta Shirwaynaha Waxbarshadda Qaranka

Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Seylici ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo loo qabtay dufcaddii labaad ee macallimiin ah ee ka qalin-jabisa kulliyada tabobarka macallimiinta Jamhuuriyadda Somaliland.