Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa ka qeyb galay munaasibad qaali jabinta ardayda jaamacada Abaarso Tech University

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL ayaa saaka magaalada Hargaysa kaga qeyb galay munaasibad balaadhan oo lagu sii sagootinayay dufcadii 9aad ee ka baxda jaamacada Abaarso Tech University