SHURUUDAHA KU XIDHAN LIISANKA MACALLIMIINTA.

SHURUUDAHA KU XIDHAN LIISANKA MACALLIMIINTA.
Agaasimaha Waaxda hantida ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Abshir Askar Maxamed, aya sheegay in dhammaan macallimiinta dalka lasiin doono Liisanka cadaynta macallinimada.
Waxaannu faah-faahin ka bixiyay shuruudaha ku xidhan iyo wax-yaabaha looga baahanyahay Macallimiinta.