Shirweynaha Horumarinta Waxbarashada qaranka ayaa galay maalintii 3aad.

Shirweynaha Horumarinta Waxbarashada qaranka ayaa galay maalintii 3aad.


shirwaynaha waxbarshadda qaranka oo galay malintii saddex ayaa waxa lagu la foor qodobada mudnanta la sii sannadd billowga ah kaas oo ay saldhig u yihiin 
  1. Fidinta Waxbarshadda 
  2. Mamul Wanagaa Waxbarshadda 
  3. iyo Tayo dhawr waxbarshadda
qodobadani oo loo kala xilsaray koox-hawleedyo la lafo gur si mudnanta loo sii hawlaha baaxad leh ee sannadkani qorshaynsan iyadda oo la waafqaayo ESSP. koox haasi waxa loo kala qaybiyay sidaani:
  • Kooxda fiidinta  waxbarshadda
  • Tayo dhawrka waxbarsahadda
  • Mamuulka Wadaaga 
  • Taclinta Sare
  •