Md.Cabdixakiin siciid Muuse (Bustaale) ayaa ka qayb galay Xaflada Qalin-jabinta Dufcadii 10aad ee jaamacada Alpha

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska JSL Md.Cabdixakiin siciid Muuse (Bustaale) ayaa ka qayb galay Xaflada Qalin-jabinta Dufcadii 10aad ee jaamacada Alpha faraceeda magaalada Hargaysa.