Madaxda wasaaradda waxbarashada iyo xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa maanta dardaarankii u danbeeyey u diray guud ahaan ardeyda u fadhiisanaysa imtixanaadka shahaadiga ah

Madaxda wasaaradda waxbarashada iyo xafiiska imtixaanaadka qaranka ayaa maanta dardaarankii u danbeeyey u diray guud ahaan, ardeyda u fadhiisanaysa beri imtixaanaadka shahaadiga ah ee jamhuuriyadda Somaliland.