Kulanka Wasiirka Iyo Guddida Dhaqanka Iyo Anshaxa Suuban

Kulanka Wasiirka Iyo Guddida Dhaqanka Iyo Anshaxa Suuban.

Wasiirka Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Ahmed Mahamed Diiriye Toorno iyo guddida Dhaqanka iyo Anshaxa suuban ee gobolka Maroodi-Jeex oo kulan wadaqaatay ayaa kawada hadlay sidii laysaga wada kaashan lahaa Waxbarashada iyo dhaqanka suuban.
Wasiirka Waxbarashada oo warbixin ka siiyay heerka ay hadda marayso Waxbarashada dalku ayaa fariinna u diray bulshada reer Somaliland inay kawada qayb qaataan horumarinta waxbarashada dalka.
https://www.facebook.com/somalilandmoe/videos/402929494765395