
Kormeeraha guud ee wasiirku xigeen ka WW&S ku sameeyay gunanaddka sannadd dugsiyeedka 2021/2022
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ahna Ku Si Maha Wasiirka Wasaaradda oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo Degmada maroodi-jeex ayaa soo kormeeray dugsiyada sare iyo hoose/dhexe ee magaalada Hargaysa kuwaasi oo ay ka bilaabmeen imtixaanada teeramka 2aad Sanad Ka 2021-2022.-
2835332073184021004777793711932823335399774nView -
2832376363184022004777695632277349645442112nView -
2832293233184024204777473339621955328667575nView -
2832422943184026104777285881917007478653588nView -
2834672213184026871443874691044420694576637nView -
2834722673184027871443772071844810110784013nView -
2835090373184029204776971391081391602972026nView
