Kormeeraha guud ee wasiirku xigeen ka WW&S ku sameeyay gunanaddka sannadd dugsiyeedka 2021/2022

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ahna Ku Si Maha Wasiirka Wasaaradda oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo Degmada maroodi-jeex ayaa soo kormeeray dugsiyada sare iyo hoose/dhexe ee magaalada Hargaysa kuwaasi oo ay ka bilaabmeen imtixaanada teeramka 2aad Sanad Ka 2021-2022.