IMTIXAANADKA SHAHAADIGA AH EE SOMALILAND, SANADKA 2021~2022.

IMTIXAANADKA SHAHAADIGA AH EE SOMALILAND, SANADKA 2021~2022.
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL Md. Axmed Maxamed Diiriye "TOORNO" ayaa soo kormeeray goobaha ay ku jiraan ardayda baahiyaha maqalka qaba ee ku jira Imtixaanadka shahaadiga.
Wasiirku waxaa uu dhagaystay tabashada, dareenada iyo baahiyaha ayqabaan ee
u gaarka ahardayda maqalkoodu xadidanyahay.
Wasiirku waxaa uu balanqaaday in loofulin doono tabashooyinka ay qabaan ardaydan baahiyaha maqalka qaba, waxaanu bogaadin iyo fariin gaar ah udiray ardayda maqalkoodu xadidanyahay iyo maalidkooda kuwaas oo uu sheegay in goobaha dugsiyada lakeeno isla markaana aan guryaha waalidku aanay ku haynin oo ay uga faa'iideeyaan wakhtigooda qaaliga ah.