Furinta Shirwaynaha Waxbarshadda Qaranka

Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md.Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Seylici ayaa maanta ka qayb galay munaasibad balaadhan oo loo qabtay dufcaddii labaad ee macallimiin ah ee ka qalin-jabisa kulliyada tabobarka macallimiinta Jamhuuriyadda Somaliland.