Barnaamijka Waxbarashada:
Agaasimaha waaxda Daryeelka Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Ayaan Maxamed Amare ayaa ka hadashay barnaamijka quudinta ardayda miiga iyo kuwa danyarta ah ee magaalooyinka.