Abaal marint Gabdhaha dhigta Dugsiyadda Farasamadda gacanta ee xirfadaha hoos ku qoran

Abaal marint Gabdhaha dhigta Dugsiyadda Farasamadda gacanta ee xirfadaha hoos ku qoran
wasaradda Waxbarshadda iyo Saynisku waxa ay ku wargalin dhamman Bahlaha dhigta Dugsiyadda
farasadda gacanta in wasaradda ay Abaal marin wangansan siinay gabdhaha dhigta Xirfadaha kala ah
  1.     Beeraha
  2.     Makaanikada Baabuurka
  3.     Naqshadaynta Gudaha
  4.     Macluumaadka Tiknoolajiyadda (ICT-ga)
  5.     Korontada (Cadceeda iyo laydhka)
  6.     Balaamalka(biyo-galinta)
  7.     Shaqada Birta & Alxanka

hadaba halkani ka deg codsiyadda araajida Foomka.