Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta ka qayb galay dhoolatuska Ardayda dugsiyada dalka

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL ahna kusimaha wasiirka ayaa maanta ka qayb galay dhoolatuska Ardayda dugsiyada dalka kuwaasi oo u diyaar garoobaya xuska munaasibada 18ka may sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen.
Wasiirka oo ay weheliyaan maamulka gobolka maroodi-jeex ayaa soo kormeeray tobobar mudo uga socday magaalada hargaysa qaar kamida ardayda dugsiyada magaalada Hargaysa.
Ardaydan ayaa ka kala socday 8 dugsi kana kooban 700 oo arday.
#aqoonsiiyoaayatiin