Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Dr Cabdixakiin Siciid Bustaale oo ay weheliso Agaasimaha waaxda qorshaynta Ubax Maxamed Ducaale ayaa magaalada hargaysa ka furay

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska JSL Dr Cabdixakiin Siciid Bustaale oo ay weheliso Agaasimaha waaxda qorshaynta Ubax Maxamed Ducaale ayaa magaalada hargaysa ka furay kulan lagu lafo guraayay qorshaha 5ta sano ee soo socda, shirkan ayaa waxa loo qabtay 3 gobol ee kala ah Awdal Maroodi-jeex iyo Saaxil.
Shirkan ayaa waxa kasoo qayb galay Gudoomiyaasha gobolada, Agaasima waaxeeda Wasaaradda iyo madax qaybeedada shirkan ayaa socon doona muddo 3 cisho ah.