Guddida Qaban-qaabada Heer Qaran ee Xuska Maalinta Wayn ee 18 May ayaa kormeer iyo Qiimayn ku Sameeyey Iskuulada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Guddida Qaban-qaabada Heer Qaran ee Xuska Maalinta Wayn ee 18 May ayaa kormeer iyo Qiimayn ku Sameeyey Iskuulada Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, kuwaasoo ka Qayb Geli Doona Dhoola-tuska 18 May, Waxaana Kulankan Qiimaynta ah Lagu Soo Badhigay Garoonka Ciyaaraha ee Hargeysa Statuim.
Kulankan Dhoola-tuska waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga iyo wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada JSL.
#aqoonsiiyoaayatiin