Shirweynaha 7aad ee Qiimaynta Waxbarashada Qaranka iyo Furitaanka barnaamijka GPE.
Waxa maanta si rasmiya magaalad Hargaysa uga bilaabmay shirweynaha 7aad ee qiimaynta waxbarashada qaranka, sidoo kale waxa la furayaa mashruuca GPE wajigiisa saddexaad. Waxaana kasoo qayb galay dhamaanba daneeyayaasha waxbarashada.