Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Oo Ku Gudo Jira Kormeerka Hanaanka Uu Imtixaanka Shahaadiga ahi Uga Socdo Gobolada Bari......

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Oo Ku Gudo Jira Kormeerka Hanaanka Uu Imtixaanka Shahaadiga ahi Uga Socdo Gobolada Bari Ee Dalka ayaa Socdaal Ku soo Maray Degmada Ceel-Afwayn Ee Gobolka Sanaag.
Wasiir Ku Xigeenka ayaa Fasal Fasal U Galay Goobaha ay Ardaydu ay Imtixaanka Ku Galayso isaga Halkaa Uga Jeediyay Hadalo iskugu Jira Dhiirigalin iyo inay Imtixaanka Ku Galaan Si Kalsooni leh .
Ugu Danbayn Wasiir Ku-xigeenka ayaa Gobolka Sanaag Uga Gudbay Gobolka Sool.